Magaalada Baraawe oo Laga daahfurey barnaamijka Qorshaha Hormarinta Waxbarashada Degmadaasi.

0
129

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa laga daahfurey barnaamijka qorshaha hormarinta Waxbarashada Degmadaasi, kaasi oo ay si wada jir ah ugu qeyb qaadanayaan Wasaarada Waxbarashada iyo Heyโ€™adda IOM lagana hirgeliyey ilaa Taban iskuul oo ay Bulshada ka faaโ€™ideysaneysa.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here