Xarun lagu xanaaneyn doono Caruurta Agoonta ah oo laga dhagax dhigay Kismaayo

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaaladda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Jubbaland ayaa maanta dhagax dhigay xarunta Abuu-bakar Siqiid2,xaruntaan oo ka kooban goob lagu xanaaneeyo Agoonta iyo meel lagu keydiyo Kitaabada ku dayacan Masaajidda iyo Dugsiyada.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here