Dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo deeq lacag ah la gaarsiiyay

0
128
Kismaayo(Idaacadda Waamo))-In ka badan 100 qof oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo qeybiyay lacag ka timid dad muxsiniin ah oo ku nool dalka banaankiisa, waxaana lacagtaan loo soo wakiishay maamulka mu’asasada Al-Raxma ee xarunteeda magaalada Baydhabo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here