Bulshada Deegaanka Sheikh Maxamed oo si isxilqaan ah ku dhisay Iskuul

0
101

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Madaraso Sheekh Maxamed oo hoos timaada Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa laga hirgaliyay Iskuul ay dadka Deegaanka wax ku baran donaan.Dhismaha Iskuulka  ayaa waxa Iska Kashanaya Daka Degaanka iyo Ururka Hormarinta waxbarashada iyo Cafimaadka ee Jeenyo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here