Hormarro dhinaca Waxbarashada ah oo laga dareemayo magaalada Kismaayo

0
107
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hormarada waxbarsho ee ka jira deegaananad dowlad goboledka Jubbland ayaa waxaa hataan isa soo taraayo hormarka laga gaaraya dhinac waxbarshada iyadoo magaalada kismaayo ay ku soo bateen dugsiyada  lugu barto waxbarshada heerka sare iyo heerka hoose.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here