Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa sameeysay nidaamka keydinta xogaha Xaaladaha Deg-Dega ah

0
79
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa sameeysay nidaamka keydinta xogaha Xaaladaha Deg-Dega ah oo dhameeystiran.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin ayaa ka warbixiyay Nidaamkan cusub ee la sameeyay.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here