Magaalada Kismaayo oo Laga hirgeliyay Doon Dalxiis

0
151

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland ayaa mudooyinkii u dambeeyay ku howlaneeyd sidii bulshada loo fahansiin lahaa barwaaqada iyo nicmada uu Alle ku galaday,waxaana dhawaan magaalada Kismaayo ay keentay Wasaaraddu Doon Dalxiis,taas oo dadweynaha lagu geenayo Jasiirada ku dhaw magaalada.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here