Barakacayaasha ku nool xeryaha magaalada Dhuusamareeb oo cabanaya xanuuno ku dhaca maqaarka

0
169
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli dalka ay ka dhacday abaar baahsan oo saameysay nolosha qeybaheeda kala duwan ayaa waxay sababta in dadkii xoolaleyda ahaa ee abaarta ka dhameysay xoolihii ay usoo guuraan xerooyin barakacayaal oo ku yaalo magaalooyin kala duwan oo dalka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here