Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Si kor loogu qaado Adeegyada Bulshada ayaa Maamulka Degmada Marka wuxuu Deegaanka Ceel jaale Gobolka Shabeellada Hoose Ka bilaabay hirgalinta suuqyo loogu talo galay Ganacsatada iibiya qudaarta iyo kuwa waratada ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.