Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tan iyo dhismihii golaha Dhalinyarada degmada kismaayo waxaa ay sameeyeen qorshayaal badan oo lagu hourmarinaayo Dhalinyarada maagaalada iyo deegaanada hoos yimaada, qorshayaashaas oo ay qeyb kayihiin isku xirka dhalinyarada iyo xaq u raadintooda iyo wacyi galinno guud oo loo sameynayo Dhalinyarada si ay ooga shaqeeystaan gudaha Dalkooda, sidoo kale sida ay sheegeen masuuliyiinta golaha dhalinyarada degmada waxey dhalinyarada door muuqdo kaqaateen soo celinta bilicda magaalada taaso ah arin muhiim ah.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.