Dhallinyaro fursado shaqo ka helay shirkadaha iibiya daawooyinka ee Baladweyne

0
91

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkada Daawooyiinka Galax Tranding Company ee magaalada Baladweyne oo bixisa Daawooyiinka kala duwan sida Daawada Dadka Xoolaha Iyo beeraha iyo Agabka kale oo ay bulshada isticmaasho ayaa waxa ay shaqo abuur u sameeysay in kabadan 3 dhalinyaro kuwaas oo kamid noqonaya shaqaalaha Shirkada Daawooyiinka Galax Tranding Company.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here