Mid kamid ah Dhakhaatiirta ka howlgala Dhuusmareeb oo bulshada ugu baaqay inay lasocdaan xaaladooda caafimaad.

0
105
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo xanuunka Dhiikarka uu kamid yahay xanuuno badan oo dalkeena ka jira oo inta badan bulshadu ay la nool yihiin kaaso dhibaatooyin ku keena bulshada ayaa Dr Cabdimaalik Cabdullaahi Shidane oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadalay dhibaatooyinka u leyhay xanuunka Dhiikarka isgoo  bulshada ugu baqay in ay boqadaan xarumaha caafimada ee lagu daawo cudurka dhiikarka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here