Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo maanta magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay Wakiil Xigeenka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya

0
150
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Calamiga ee Jubbaland  Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyey Wakiil xigeenka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayey.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here