Kismaayo(Waamo Radio)Waxa jira bahiyo kaladuwan oo ay qabaan dadka nanfadaa ee kunool magaalada kismaayo waxaa kamid yihiin qalabka ay isticmalan dadka naafada ah sida Gadiidka kusocdaan.
Gudoomiye kuxigeenka ururka naafada jubbaland Xusseen Faarax Cabdulle oo ka war bixiyay bahiyaha dadka naafada aya shegay in ay jiraan dad an ku bodikarin biraha una bahan in laga cawiyo sidii ay kuheli lahayeen motooyinka ay ku socdaan.
dhanka kale gudoomiyaha aya shegay in ururka naafada ay wadaan qorshayaal ay ku balarinayaan xafiisyada ururka nafada jubbaland.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin.