Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Kismaayo oo fariin u diray dhalinyarada Soomaaliyeed

0
371

Kismaayo(Waamo Radio)kadib Burburkii dowladii dhexe kadib,dhalinyarada Soomaaliyeed waxay noqdeen kuwa ku fekera in ay dalkooda ka tahriibaan,iyo qaar loo adeegsado colaadaha iyo waxyaabo aanan wanaagsaneyn.

Iyadoo dal walba dib u dhiskiisa ay ka qeyb qaataan dhalinyaro ayaa waxaa soo badanaya iminka dhalinyaro wacyi gelisa bulshada inteeda kale,islamarkaasina lagu dhex arko shaqooyinka danta guud ee iskaa wax u qabsada ah.
qaar ka mid ah dhalinyada ku nool degmada Kismaayo ayaa ugu baaqay dhalinyada Soomaaliyeed gaar,ahaan kuwa reer Kismaayo in ay ka faa,iideystaan kheyraadka dalkooda iyo islamarkaasina ay ka shaqeeyaan soo kabashada dalkooda.
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here