Dhalinyarada magaalada Baydhabo oo Ka hadlay Saameynta ka dhalan karta Tiknoolijiyada ee sida qaldan Loo isticmaalo

0
145
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-20kii sano ee la soo dhaafay waxaa dunida ka hanaqaaday Tiknoolijiyada Casriga ah kaasi oo Bulshooyinka Caalamka si yaaba kala duwan u isticmaaleysay kuna reebey saameyn wanaagsan iyo mid xunba, Hadaba markaan joogno Soomaaliya Maxay tahay saameynta ka dhalan karta Tiknoolijiyada oo si khladan loo isticmaalo Ali Mahamed Kheyre Boorow Oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu sharaxaya waxay tahay saameynta laga dhaxli karo Aaladaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here