Iskuulka Eagle ee magaalada Baladweyne oo fursado Waxbarasho siiyay arday danyar iyo agoon ah

0
231

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Maamulaha Iskuulka Eagle Cabdulaahi Cabdirashiid Xasan ayaa warbaahinta u sheegay inay ay iskuulkan u hirgaliyeen kadib markay arkeen baahiyaha Waxbarasho ee haysta caruurta danyarta iyo kuwa agoonta ah ee magaalada Baladweyne.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here