Dhaqaatiirta Dhoobleey oo bixiyay Talooyin caafimaad oo la xiriira fayadhowrka bulshada

0
208

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley gobolka Jubbada hoose ayaa ah kuwa kaalin mug leh ka qaata wacyigalinta iyo talasiinta bulshada ee dhanka caafimaadka si loo helo bulsho caafimaad leh iyo deegaan bad qaba.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here