Maamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay waqtiga rasmiga ah uu bilaaban doono Tartanka kubadda cagata Dagmooyinka

0
145

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha kubadda cagta maamulka Gobolka Banaadir Mudane Haaruun Cabdi Maxamed ayaa ku dhawaaqay waqti rasmiga ah uu biIaaban doonto tartankka kubadda cagata Dagmooyinka iyo Degaanadda Maamulka Gobolka banaadir.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here