Macalin Qur’aan oo si bilaash ah Haweenka ku bara Qur’aanka Kariimka Baladweyne

0
136

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalin Yaye Yacquub oo ah maamulaha madrasada Al-mustaqiim oo ku taalla xaafadda buundo weyn ee magaalada Baladweyne ayaa warbaahinta ย u sheegay inuu isku xilqaamay inuu si lacag laโ€™aan ah uu Quraanka iyo Salaada u baro haweenka daโ€™da ah ee ku nool xaafadda Buunda weyn.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here