Deegaanka Warciise ee Gobolka Shabeellaha dhexe oo markii ugu horeysay laga hirgalieyey iskuul hoose, dhexe.

0
127

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad lagu daahfuraayey dugsi hoose, dhexe ee Warciise ayaa lagu qabtay deegaanka Warciise ee Gobalka shabeellada dhexe, iskoolka ayaa noqon doono kii ugu horeeyey ee laga hir galiyo deegaanka Warciise.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here