Dhaqaatiirta Magaalada Dhoobley oo bulshada uga digay isticmaalka Tubaakada

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tubaakadu waa nooc ka mid ah maandooriyaha kuwooda ugu qatarta badan   wax-yeellana u geysata caafimaadka qofka taas oo isticmaala sida ay  Sheegeen Saynas-yahannada Caafimaadka ‘dhinaca kalana  istimaalka tubaakadu waxaa ay qofka kala dagaalantaa dhaqaalaha,Caafimaadka iyo Quruxda ilkaha.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here