Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo Ganacsatada ka codsatay in ay maal gashadaan kooxaha ciyaaraha Jubbaland.

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalo xeebeedka kismaayo oo ah magaalo caan ku ah kubada cagta Soomaliya ayaa waxaa ka dhisan kooxo aad u badan oo ka ciyaaro horyaalada heerka kala duwan ee Jubbaland waxaa yar kooxaha ay maalgaliyaan ganacsatada taasi oo caqad weyn ku ah hormarka kooxaha ciyaaraha ee ka dhisan magaaladaan.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here