Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo udabaal degtay guusha Soomaaliya ay ka gaartay heerka sare ee hawada.

0
86

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bartamihii 2018-kii la soo wareegtay maamulka hawada Soomaaliya waxaana maanta ururka caalamiga ah ee duullimaadyada rayidka ee magaciisa loo soo gaabiyo (ICAO) uu are u qaaday darajada ay ku shaqeyso hawada Soomaaliya waxaa haatan la gaarsiiyay heerka darajada A iyada oo ay Soomaaliya kolkii hore ku soo shaqeyn jirtay heerka Class G.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here