Kuleejka Horyaal ee Magaalada Kismaayo oo xarun sedaxaad ka hirgeliyay xaafadda Farjano

0
90
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kuleejka Horyaal faraciisa sedaxaad ayaa laga hirgeliyay xaafadda Farjanno, waxaana machadka uu sanadkan cusub ee 2023 xoogga saarayaa horumarinta culuumta kala duwan ee uu bixiyo kuleejkaasi.
Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here