Barakacayaal ku nool Kaamamka Baydhabo Oo Codsaday in gargaar la Soo Gaarsiiyo.

0
79
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xeryaha barakacayaasha magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay waxaa weli soo gaaraya qoysas horleh, kuwasi oo ka soo Barakacay Deegaanadooda sababa la xariira Abaaraha Deegaanadooda saameysey,waxaay waayeen Beerahooda xoolihii iyo deegaanka oo ka jirto Nabad guur isla markkasi aan laheyn Noolal wanaagsan oo ay ku sii noolaan karaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here