Ragga ka shaqeeya Tumista biraha oo soo saara Agabyo muhiim u ah bulshada

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Farsamada biro tumista waxaa xirfad soo jireen ah, taas oo muddo dheer   ay ku shaqaysanayeen qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyed,inta badan dadka ku shaqeeysta farsamada biro tumista ma jiraan goobo waxbarasho oo ay farsamadaan ka soo barteen balse waxaa xirfad uu jiilba jiil kale ka dhaxlay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here