Guddiga Gaadiidka iyo Tamarta ee Golaha Shacabka oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlay Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka

0
134
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddiga Gaadiidka iyo Tamarta ee Golaha Shacabka iyo Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlay Hindise Sharciyeedka Korontada Dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here