Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta daah-furay mashruuca Barwaaqo

0
193
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Mashruuca Barwaaqo oo xoogga saaraya horumarinta bulshadda ku dhaqan miigga ,Beeraha, Xoolaha iyo Deegganka.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here