Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Shahaadoyin guddonsiisay Shaqalaheed qaar kamid ah.

0
176

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka Dr. Maxamed Xassan Maxamed Bulale ayaa soo xiray tababbarka loo qabtay howl wadeenada caafimaad oo laga kala soo xulay Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir Kuwaasi oo la baray ka hortagga cudurada faafa.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here