Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafada Danwadaag ee Magaalada Dhoobley waxaa ku nool Qoysas dan yar oo kunool kaamka ,kuwaas oo ka soo barakacay Gobolada Jubbooyinka iyo qaar kasoo laabtay xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ee dalka Kenya,iskuulka Hoose dhexe ee Dan-wadaag ayaa waxaa wax ku barto arday badan oo ku nool kaamkasi.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.