Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Ku nool magalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxay Wayadii Dambe Xooga Sarayeen Barashada luugaqadaha Qalaad sida luuqda Ingiriiska.
Muhiimada ay leedahay in labarto luuqadan ayay dhalinyaradu ku shegeen inay ka Caawiso cashirada ay ku Qata Dugsiyada sare iyo Sidoo kale Jaamacadaha iyago sheegay inay ahmiyad gaara ah siinayaan barashadeeda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.