Ku simaha Ra’iisul wasaaraha XFS oo kormeeray qaar kamid ah xarruumaha Wasaaradaha Dowladda

0
211

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ahna ku simaha ra’iisul wasaaraha ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Howlaha Guud, Dib U Dhiska iyo Guryeynta iyo Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda.

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ahna ku simaha ra’iisul wasaaraha ayaa ka hadlay ahmiyadda ay ileedahay Tiknoolajiyadda.

Halkaan ka dhageeyso Codka 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here