Ururka Haweenka ee magaalada dhuusamareeb oo ku baaqay in laga qeyb qaato ilaalinta deegaanka

0
99

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xoghayaha ururka haweeka caasimadda Galmudug Luul Xasan salaad ayaa bulshada magalada dhuusamareb iyo deeganada hoosyimaada ugu baaqday in ay ka qeeybqaataan ilaalinta deeganka gaar ahaane dhirta.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here