In kabadan 200 oo arday oo ka qalinjibisay machadka BMI ee magaalada Baydhabo

0
129

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku dhawaad 200 Arday oo baratay Caafimaadka isla markaana ka aflaxay machadka BMI ayaa xaflad qalab jabin ah loogu qabtay Magaalada Baydhabo waxaana kasoo qeyb galay xaflada qalin jabinta mas’uuliyiin katirsan maamulka magaalada baydhabo maamulka machadka BMI iyo marti sharaf kale.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here