Beelo walaalo ah oo heshiis nabadeed ku gaaray Gobolka Galgaduud

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gogoshaan oo ahayd mid xal looga gaaraayo dagaalo soo laalaabtay oo ka dhacay deegaanka dacdheer ee gobolka galgaduud sanadahii u danbeeyay, ayaa lagu qabtay caasimada galmudug ee duusa-mareeb.

Gogasha Nabadeed ayaa waxaa ka soo qeyb galay Beelaha walaala ee colaadda ka dhaxeeysay,Saraakiil Ciidan,Maayarka degmada Dhusamareb iyo marti sharaf kale.

Odayaasha Labada Beelood oo madasha ka hadlay ayaa si wadajir ah ugu baaqay in Nabadda laga wada shaqeeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here