Xarun Caafimaad oo laga hirgeliyay Degmada Guriceel

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Bisha-cas ee Soomaaliyeed ayaa Xarun Caafimaad oo cusub ka hirgelisay Degmada Guriceel, waxaana xarigga ka jaray Guddoomiyaha Degmada Faarax Cabdi Macalin.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here