Ururada ka Shaqeeya Gurmadka oo ka hadlay sida Dadka Barakacayaasha ee Baydhabo Lagu gaarsiin karo Adeegyada Bulshada

0
170
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku sugan in ka badan Todobo Boqol oo kun Oo qof oo Barakacayaal ah kuwaasi oo deegaanadooda Abaaro iyo ammaan darro ka soo barakicisey iyagoo nolol u soo raadsadey Magaalada,waxayna ay isugu jiraan kuwa wali daruufta aan ka bixin halka qaarka kalena Xoogaa Magaalada la qabsadeen.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here