Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyado maalmihii ugu dambeeyay ay xaalado Bani aadanimo ay ka jireen Deegaanka Qaam-Qaam Ee waqooyiga Magaalada kismaayo ayaa waxaa wali isasoo taraya Baahiyaha dhinaca caafimaadka ah ee kataagan Deegaankaasi.
Gudoomiyaha Deegaanka Qaam-Qaam cali faarax ismaaciil cali shaarub Oo Maanta Wareysi Gaar ah Siiyay Idaacada waamo ayaa sheegay in wali deegaankaasi ay ka jiraan baahiyaha dhinaca adeegyada Bulshada oo u baahan in wax laga qabto.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.