Arday oo fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay iskuulka Waamo ee Degmada Dhoobley

0
175

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kabadan 80 arday oo iskugu jira danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay madarasada Waamo ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here