Wasaarada Caafimaadka Puntland oo xariga ka jartay Isbitaalka Hooyada ee Garoowe

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasarada Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan ayaa xariga ka jaray Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Yashfiin oo laga furay magaaalada Garowe ee gobolka Nugaal.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here