Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sare u kacan ayaa laga dareemayaa qiimaha lagu iibiyo Kalluunka noocyadiisa kala duwan magaalada Dhuusa-mareeb, kadib markii ay yaraadeen kalluunka laga soo jilaabto xeebaha dalka.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.