Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada kismayo oo ku Baaqay in Baraha Bulshada looga Qayb Qaato Dib udhiska Dalka.

0
355
Kismaayo(Waamo Radio)Inta badan dhalinyarada somaliyeed waxa ay si aad ah u isticmalan baraha bulshada iyago u adeegsada habab kala  duwan .
hadaba dhalinyarad somaliyeed mayihiin ku baraha bulshada u isticmala dhanka wanaagsan si ay uga qayb qataan hormarka dalka madaaba  ay baraha bulshadu yihiin meel si fudud wax laysugu kala gudbin karo  .
Cabdi naris Cabdullahi Axmed iyo Nuradiin Cabdullahi Cabdi nasir oo labadu ah dhalinyaro wax kabarta jamacada kismayo  aya ii sheegay in xiliga lojoogo ay dhalinyardu  in ay muhiim tahay in dhanka wanagsan u adeegsadan istimalka baraha bulshada Guud ahaan Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaysa:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here