Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Jubbaland Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa tababar u soo xiray qaar kamida Wariyaasha ka hawlgala magaalada Kismaayo.Tababrka aya Intii uu socday waxaa lagu Baranayay tiiranyo bixin ama waxa loo yaqaano Cuqdad Nafsiga.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.