Bandhiga Hidaha & Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo lagu soo gabagabeeyay Baladweyne

0
162

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Urrurka Horseeda ee Hidaha & Dhaqanka Gobolka Hiiraan Ayaa Magaalada Baladweyne Kusoo Bandhigay Hida Dhaqameedkooda Sanad laha ah.

Ururkan oo ay ku midaysanyihiin hablodhalin yaro ah ayaa sanad walba xiliganoo kale waxa ay  so bandhigaan muhiimada uu leeyahay hidaha iyo dhaqanka Soomaalida.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here