Barakacayaasha Xaafadda Dan-wadaag ee magaalada Dhoobleey oo codsaday in loo badiyo xaruumaha Waxbarashada

0
179

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamka Danwadaag ee Magaalada Dhoobleey waxaa ku nool Qoysas dan yar ,kuwaas oo ka soo barakacay Gobolada Jubbooyinka iyo qaar kasoo laabtay xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ee Dalka Kenya.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here