Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka ku yaalla deegaanka Raas-kambooni ayaa dayactir lagu sameeyay kadiba markii uu iskuulka bubur dhinac dhismaha uu ka muuqaday waxayna mamulka degmada Badhaadhe ay bilbabeen in ay dayactiraan Iskuulka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.