Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddiga Khayraadka Dabiiciga iyo Beey,ada golaha shacabka ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo is badalka Cimilada oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka.
Guddoomiyaha Guddiga keeyraadka Golaha shacabka Xildhibaan Yuusuf Gama’diid ayaa kulanka kadib kawarbixiyay waxyaabihii leeysku af gartay.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.