Garoon kubadda cagta oo laga dhagax dhigay degmada Balcad ee gobolka shabeellaha dhexe

0
274

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo uu weheliyo wasiirka wasaarada Dhalinyrada iyo ciyaaraha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Caynte, Xildhibaanno Ka tirsan golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, Guddoomiyaha Xiriiirka Kubada Cagta Hirshabeelle iyo guddoomiyaha degmada Balcad ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Garooonka Kubada Cagta Dr Ayuub Jeenyo ee Ee degmada Balcad.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here