Qoysas danyar ah oo Raashiin loo qeybiyay deegaanka Raas-kaambooni

0
169

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Raas-kaambooni oo hoos taga Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool kumanaan Qoys oo ku soo xoolo beelay Abaaraha daran ee wadanka ku soo noq noqday, kuwaasi oo anan helin mudo badan wax gar-gaar ah.

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaana maanta deeq raashiin ah gaarsiisay dadka ku nool deegaankaasi  Raas Kaanbooni ee Gobolka Jubbada hoose.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here